Waa Nidaam Casri ah

Maareey Ganacsigaaga
Si Fudud & Casri ah

App-ka ugu Casrisan ee lagu maareeyo iibka, alaabta, qarashka iyo macaamiisha. Ku habboon tukaamada,Supermarket yada, farmashiyeyaasha, iyo Goobkasta oo Ganacsi ah.

Xawaare Sare

Nidaam aan cuslayn oo leh Degdegsiimo iyo Fudayd.

Ku isticmaal Mobile ka & kumbuyuutarka

Telefoonka gacanta iyo kumbuyuutarka labadaba wuu Ku shaqaynayaa.

kala socoXogtaada ganacsi oo Sax ah

Lasoco faa'iidada iyo khasaaraha maalin walba, bil walba. iyo Daymaha

Markasta waad heli kartaa Xogtaada

Ma doonaysaa inaad ogaato Sandka lasoo dhaafay Faaidada kasaaraha ? Ama alaabta ugu badan ee la iibsaday?